KISMAAYOTIMES.COM
 

Home

Waxbarashada

Ciyaaraha

Suuganta

Contact Us

 

KismaayoTimes.com    |   Reliable News

Main Menu

BBC Somali
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00


:13:00
:16:00
:17:00

 

Wararkii ugu dambeeyay / Latest News

Faarax Macallim:Moses Wetangula iguma samayn karo baaritaan (VOA)
01-03-2010: Ku Xigeenka A-fhayeenka Aqalka Baarlamaanka dalka Kenya Faarax Macallim ayaa ka hadlay baadhitaanka uu ku baaqay ina la sameeyo Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalkaasi Moses Wetangula. Dhageyso

Maqaal:A letter to the Global Somali Diaspora
06-02-2010: Xaqiiqdii sida uu qof walba oo Somaali ah la socdo ama ka dharagsan yahay dalkeenii Somaaliya ahaa waxaa in muda aad u dheer la haray colaado, abaaro, hurumar la`aan iyo waxyaabo kaloon la soo koobi Karin. Meel kasta oo aad aduunka ka joogtid, dad badan oo caalamka ka mida marka Somaalia laga hadlo waxa ugu horeeya oo qalbigooda ku soo dhacayo waa dagaal... (guji-riix)

Maqaal: Bulshada Jubooyinka & Siiyaasad xumida Odayaasha.
11-01-2010: Sidaan la wada socono usbuucii lasoo dhaafay, ayaa web-sedyada qaar soo daabeceen wax lagu sheegay bayaan ay soo saareen Odayaasha Beesha Absame. Waxaa xiriir nalasoo sameeyay dad badan oo u dhashay Jubooyinka islamarkaana ka xumaaday arinkaas, waxay naga codsadeen inaan ka hadalno arinka ku saabsan Odayaasha Jubooyinka iyo dowrka laga rabo inay cayaaraan Akhriso

Maqaal:Ururka ONLF (Ogaden National Liberation Front) & Dagaalada Ogadeniya
03-01-2010: Waxaanu daneeynay inaan qoro maqaalkan markaan helay fariimo isa soo taraya oo nagasoo gaaray Akhristayaal Soomaaliyeed islamarkaasna naga codsaday inaan soo gudbino maqaal noocaan ah. Waxaanu ku eegi doonaa su'aalo dhoor ah oo ay keentay duruufta iyo waaqica taagan maanta 2010 ka oo ay tahay in laga wadahadlo waxna laiska weeydiiyo. Akhriso

Qiso Naxdin leh oo Muqdisho ka dhacday (Dhageyso-Qisada) Radio Muqdisho
26-12-2009; Aabe C/laahi Xasan Naxdin ayuu u dhintay markii kooxda Shabaab gabadhiisa gowreceen. Qisadu waxay soo bilaabatay horraantii toddobaadkan, markii maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ay gurigiisa xaafadda Taree Dishe ugu tageen aabe soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray C/laahi Xasan Dhageyso

Sheeko naxdin leh qaabka loo howlgeliyo dhalinyarada soomaaliyed.
25-12-2009; "Asad Yare" oo ka warbixinaya qaabka ey kooxo diimeedyada Somaliya u howl-geliyaan dhalinyarada somaliyed wareysi amuurtaasi ku saabsan halkaan ka dhageyso (VOA) Dhageyso

Faallo: ONLF & Alshabaab-Yaa mudan inuu maamulo Som. ama Jubooyinka
24-12-2009; (Afeef: Macnuhu ma aha inaan leenahay Alshaab ama ONLF ayaa xaq ulah inaay maamulaan SOM.ama Jubooyinka. waxaan ulajeednaa oo keliya haddii ay dhici lahayd in labadaan urur midkoon lagu qasbanaado inuu maamulo Som. ama Jubooyinka keebaay soomaalidu mudnanta siini lahaayeen? Akhriso

Somaliya Cidina uma maqna Ceelna umaqodna: Maxaa helay Ahludiinkii soomaaliyeed.
14-12-2009; Waxaanu xiiseeynay inaanu maqaalkaan qorno markan dareenay dareenka guud ee aay qabaan shacbiga Somaliyed ee ah waalaloowga & miyirbeelka siyaasada Soomaliya oo ay sababeen dadkii laga filayay wannaga iyo Kheeyrka islamarkaasna la aaminsanaa inay iyagu yihiin dhanka keliya ee lagu badbaadinikaro Dalka & diinta. Akhriso

Xassan Xaaji Wiilkaygu isma qarxin ee xafladda ayaa lagu casuumay
10-12-2009; Xasan Xaaji, aabaha ninka lagu tuhunsan yahay inuu geystay qaraxii ay dadku ku dhinteen ee Hotel Shaamow ayaa isagoo jooga Denmark VOA uga warramay wararka sheegaya in wiilkiisu qaraxaasi geystay wareysi amuurtaasi ku saabsan halkaan ka dhageyso. Dhageyso

Wiil 18-jir ah oo Jaceyl dartiis gacantiis Bidix Sakiin Toobaas ku jar-jaray +Sawiro
13-12-2009; Inta aad dunida ku noo shahay waxaa la kulmeysaa mowjado kala duwan, waxaa jira Jacayl, waxaa hareer Socda Naceyb, wax walbana waa Calaf iyadoo ay taa jirto ayaan waxaan qormadeena idinkugu soo gudbinaynaa Wiil Soomaaliyeed oo Jacayl dartiis u jar jaray gacantiisa bidix isagoo isticmaalay sakiin nooca toobaska loo yaqaano. Akhriso

Sarkaal ka tirsan DKMG oo wareysi siiye (VOA)
06-12-2009; Sarkaal ka tirsan DKMG oo maanta wareysi dhinacyo badan tabanaayo siiye VOA da kana digay goobaha dowladu ka nugushahay warbixin amuurtaasi ku saabsan halkaan ka dhageyso Dhageyso

Press TV oo Ogaden Garab-dhigeysa Darfur.
05-12-2009; Dooddan oo meelo badan taabaneysa, ilaa laga soo billaabo maalintii gobolka lagu wareejiyey Itoobiya, ayaa lagu qiimeeyey deegaanku inuu xaalkiisu u sansaan egyahay gobolka Darfur ee dalka Sudan Daawo

Faalo:Axmed bood-boode iyo Bare bootindheere .
29-11-2009; Bare Bootindheere Magaca waxaa loogu baxshay markuu ka haaday Kismaayo ayuu kacaga dhigtay meel kashisheeyso Baardheere. Axmed Bood'boode Magaca waxaa loogu baxshay markuu kaduulay magaalada Kismaayo waxuu caga dhigtay Janaacabdalle Akhriso

Warbixin ku saabsan fashilkii xisbiga ee Jubbooyinka iyo sida fudud u kala burburay.
28-11-2009; Waxay dad badan ku noqotay fajiciso iyo qaadan waa sidii fududeyd ee loo jabiyay xisbiga jubbooyinka iyakoon xabadba looga adkaan sida fudud u kala burburay. Akhriso

Maxaad kala socotaa waxbarashada Degmada Afmadoow ee Gobolka J/hoose .
21-11-2009; Warbaahinta calamiga ah ee K.times.com ayaa waxaa u suuro galay inaay wareeysato maamulaha dugsiga hoose-dhexe iyo sare ee degmada Afmadoow Mr. Xussen Sh. Mahammed. Akhriso

Qorma daba socota tii hore ee dugsiga degmada Afmadoow. .
21-11-2009; Qodoba muhiim ah oo kamid ahaa macluumaadkii aanu ka helay Mr. Xuseen Sh. mohammed oo aanu ka halmaanay qoraalkii hore ayaan jecleeysanay inaan soo gudbino waana sidan: Akhriso

FAALO:Dab Haddii La Yidhaa Ma Afkaa Guban?
12-10-2009 Maxaa Deegaanka Jubbooyinka Loogu Diiday Dadkooda Inay Danahooda Maamushaan oo Loo Dulsaran yahay? BY NABADOON SAXANE QUMANE Akhriso

Ogaden Region is Forgotten Land and It's People.
04-10-2009 The Ogaden region of Ethiopia lies between Oromia to the west, the Republic of Djibouti to the north, Kenya to the south and the Somali Republic to the east.It is home to approximately five million people:By Eng:Ahmed Mukhtar Eegge Akhriso

Xalka Magaalada kismaayo.
06-10-2009 Inkstoo soomalia tahay hal wadan oo dadkiisu wada wadaagan diin, luqo iyo dhaqan, hadana qabiilada soomalidu waxay ku kala noolyhiin gobalo iyo deegaamo kala duwan qabiilkastana la ogaaan jiray halka ay xoolihiisu daaqaan ama ka cabaan:By Abdullahi A.H Akhriso

FAALO:Alshabaab oo Somalia u furtay qolkii dhibatada.
12-10-2009 Sidaan wada ognahay, Somalia waxaay dagaal kujirtay lagasoo bilaabo 1990 ilaa maanta, inkastoo dadka qaarkiisa aay rumeeysanyihiin, inuu biloowday, maalinkii laxasuuqay wadaadadii aan waxba galabsan:By Beder Haaji shacbigiina u ka-aamusay (1975) oo waxa nagu dhacayna uu yahay caro Alle. Akhriso

Xagjirnimadu waa musiibo soo food saartay dunida guud ahaan gaar ahaana soomaalia..
25-10-2009 waa in la'aamino fikri khaldan oo aan toosneen islamarkaana lagu shaqeeyo Kaasoo ka ambaqaadaya waxa ruuxu uu jecelyahay in uu sameeyo asagoo diinta islaamka usoomaraya kuna andacoonaya adilo siqaldan loo targumay: By Beder Haji Akhriso

Sarkaalkii kasoo goostay kooxda Al-shabaab oo wareysi siiyay VOA da
11-11-2009; Sarkaalkii Al-Shabaab kasoo goostay oo wareysi dheer siiyay idaacada VOA Dhageyso

Kismaayotimes.com
 

Maqaal / Opinion

 

osCommerce templates

 

Copyright 2009 KismaayoTimes.com All Rights Reserved